HALANE MEDIA NEWS
WARARKII UGU DAMBEEYEY
Xogta dagaal culus oo ka dhex-qarxay Al-Shabaab
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal maleeshiyaad ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ku dhex-maray qaybo kamid ah gobolka Galgaduud...
IN KABADAN 12 AJANABI DAACISH AH OO LAGU DILAY GOBOLKA BARI
Ciidamada amniga ee Puntland ayaa Isniintii shaaciyey in duqeyn cirka ah oo dhawaan ka dhacday gobolka Bari lagu dilay in ka badan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo wafdi ka socda Turkiga kula kulmay Muqdisho
Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Villa Soomaaliya ku qaabilay kuxigeenka wasiirka arrimaha dibadda dalka...
Dagaal Qasaaro Weyn Dhaliyay oo Muqdisho ka Qarxay
Muqdisho, Talaado, Febraayo 26, 2006 (Hamg) – Magaalada Muqdisho waxaa saaka mar kale dib uga qarxay dagaallo...